Home galmudug Dowlada Somaliya oo ka hadashey 10-ka Qodob ay kala heshiisay Galmudug iyo...

Dowlada Somaliya oo ka hadashey 10-ka Qodob ay kala heshiisay Galmudug iyo go’anka Ahlu-suna ( Dhageyso Codka)

0

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qodobadii ay dhawaan ku wada heshiiyeen Dowladda Federaalka & Maamulkii Ahlusunna ee ku biiray Galmudug.

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo heshiiskaas horay dowaladda ugu saxiixay ayaa soo bandhigay 10 Qodob oo uu sheegay inay kula heshiiyeen Ahlusunna.

Wasiirka waxaa uu sheegay in hal qodob oo dowladda Soomaaliya ay jebisay uusan jirin,hayeeshee ay jiraan qodobo aan weli fulin tooda la gaarin,kuwaas oo dowladda Soomaaliya ku howlan tahay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here