Home galmudug (Sawiro) Dhuusomareeb Maamulka Galmudug oo Xukun dil ah ku fuliyay Rag Kufsi...

(Sawiro) Dhuusomareeb Maamulka Galmudug oo Xukun dil ah ku fuliyay Rag Kufsi Geestay

0

Maamulka Galmudugayaa Magaalada Dhuusamareeb Fakaaro ku yaalla  ku jeedalay labo ruux oo loo heystay fal kufsi ah.

Xubnaha Garsoorka Ahlusunna ayaa  ka Aqriyay Xukunka Rag Dhalinyaro ah oo loo Xiray Kufsi Guriceel ka dhacey Dhowr bilood kohor waxaana Markaa kadib Dadka hortooda la Keenay Maxaabiista oo ay Jeedleen Xubno Booliska Ahlusunna.

Galmudug ayaa saaka dadweynaha Magaalada ku wargalisay in ay yimaadaan barxadda magaalada si ay u daawaddaan xukunka lagu ridaayo labadda ruux ee loo heystay kufsi ka dhacay  Guriceel.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here