Home galmudug (Daawo) Sawiradii ugu danbeeyay Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo...

(Daawo) Sawiradii ugu danbeeyay Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo wali Socota

0

Waxaa wali socota Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo taasi oo guulo muhiim ah laga gaaray.

Dhismaha Wadada ayaa hada Mareysa Deegaanka Afguduudle waxana dhawaan Deegaanka laga bilaabay Dhismaha Ceelbiyood.

Gudiga Gob ee Dhismaha Qaabilsan ayaa Mudug24 la wadaagay Dhismaha wadada halka mareyso iyo sida Shaqada ku socoto si bulshada ula socdaan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here