Home puntland Maamulka Puntland oo Amaro Cusub dul dhigay Hay’ada ka shaqeeya Gobolka Mudug

Maamulka Puntland oo Amaro Cusub dul dhigay Hay’ada ka shaqeeya Gobolka Mudug

0

Maamulka Puntland ee gobolka Mudug ayaa soo saaray amaro cusub oo ku socda Hay’adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee ka howlgala gobolkaas

Qoraal kasoo baxay Maamulka gobolka Mudug ayaa ku wargeliyay heyadaha inaysan qaban karin shirar aan lala socodsiin ama lagu soo wargelin maamulka, mana cadda waxa xiligan ku soo beegay amarkan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here