Home galmudug Axmed Baasto oo gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb lana kulmay Shiikh Shaakir...

Axmed Baasto oo gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb lana kulmay Shiikh Shaakir (Sawir)

0

Siyaasiga Axmed Maxamuud Xasan Baasto oo mar sheegtay Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb.

Siyaasiga oo ku fashilmay Xilka uu horay u sheegtay kadib markii dowlada diiday in ay aqoonsato ayaa la kulmay Shiikh Shaakir oo ka tirsan Masuuliyiinta Maamulka Ahlu-suna.

Warar anan la shaacin isla markana mudug24 heleyso ayaa sheegaya in siyaasiga uu u Ololeenayo doorashada dhawaan dhaceysa.

Safarkiisa Dhuusomareeb ayaana la xiriira sidii uu qeyb uga noqon lahaa arimaha doorashooyinka Galmudug ee dhawaan dhacaya.

Mudug24 Dhuusomareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here