Home galmudug (Dhageyso) Rai’sul Wasaare Xasan Kheyre oo ka hadlay Sababta uu ugu hormaro...

(Dhageyso) Rai’sul Wasaare Xasan Kheyre oo ka hadlay Sababta uu ugu hormaro Kulanka Dhalinyarada Magaalo walbo uu tago

0

Rai’sul Wasaare Xasan Kheyre ayaa ka hadlay Sababta uu ugu hormaro Kulanka Dhalinyarada Magaalo walbo uu tagay inta uu ku jiray safarkiisa Galmudug.

Xasan Kheyre ayaa hadalkan ka jeediyay kulan uu la qaatay dhalinyarada Gaalkacyo oo uu la kulmay isagoo siiyay dardaaran ku aadan Xaalada Galmudug.

Dhanka kale Xasan Kheyre ayaa ka hadlay Xaalada Gaalkacyo ee Xiligan taagan iyo doorka dhalinyarada looga baahanyahay in ay ka qeyb qaataan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here