Home galmudug (Sawiro) Shir Hordhac u ah Shirweynaha Gaalkacyo oo maanta dhacay iyo Qodobo...

(Sawiro) Shir Hordhac u ah Shirweynaha Gaalkacyo oo maanta dhacay iyo Qodobo looga hadlay

0

Shir Hor’udhac u ah Shirweynaha Aaya ka Talinta Iyo Samata Bixinta Galmudug oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Maanta.

Shirkaan oo ay ka Qeyb Odayaasha Dhaqanka,Siyaasiyiinta,Dhalinyarada Iyo Qeybaha Bulshada Mid ka mid ah Beelaha Galmudug Gaar ahaan Beesha Ku Abtirsata Sacad Ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Intii Uu Socday shirkaan Ayaa La Dhagaystay Warbixin Ku Saabsan Ajandayaasha Shirweynaha Beesha oo Lagu Wado inuu Maalinka Bari ah ka Qabsoomo Gaalkacyo oo ay soo diyaariyeen Guddiyadii Loo Xilli Saaray iyo Aragtiyada Dadka ka Qeyb Galay kulankii Maanta oo Mid Hor’udhac u ah shirweyne horay Loogu iclaamiyay inuu ka Furmo Gaalkacyo.
Warbixin Dheeri ah Nala Soco.

W/Q/Abdalle Mohamed Abdulle
Mudug24.Com Xaafiiska Gaalkacyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here