Home galmudug (Sawiro) Ciidanka gaarka ee Madaxweyne Xaaf oo soo gaaray Magaalada Cadaado

(Sawiro) Ciidanka gaarka ee Madaxweyne Xaaf oo soo gaaray Magaalada Cadaado

0

Waxaa Daqiiqado kahor Magaalada Cadaado soo gaaray Ciimada Galmudug kuwa gaarka u ilaaliya Madaxweyne Xaaf.

Ciidanka ayaa gaaray Xaruunta Magaalada Cadaado Halkaasi oo Madaxweynaha Galmudug uu dagidoono Marka uu soo gaaro Magaalada Cadaado.

Xildhibaano labada Aqal ka kooban oo maanta soo gaaray Godinlabe ayaa dhankooda gaaray Deegaanka Godinlabe Halkaasi oo kasoo galbinayaan Madaxweyne Xaaf sida Mudug24 Xogta ku heleyso Madaxweynaha ayaa kulan la qaadanaya xildhibaanada.

Wararka kale ee mudug24 heleyso ayaa tilmaamaya in Odayaasha Galmudug ee Cadaado ay isku Raaceen in Xaaf aysan Magaalada Cidna ka Xigin isla markana lagu soo dhaweeyo.

Wixii ku soo kordha Xaalada Lasoco

Mudug24 Cadaado.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here