Home wararka Dalka Fanaanka Nincaan Hilaac oo xil loo magacaabay Wareegto kasoo baxday Dowlada Somaliya

Fanaanka Nincaan Hilaac oo xil loo magacaabay Wareegto kasoo baxday Dowlada Somaliya

0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayire Maareeye ayaa waxaa xil loogu Magacaabay Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Fanaanka Nimcaan Hilaac loo Magacaabay Agaasimaha Waxsoo-saarka iyo Howlgelinta Fanaaniinta Qaranka ee Hobolada Waaberi.

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac oo ka mid ahaa fanaaniinta Xidigaha Geeska ee ka dhisan Magalada Hargeysa Soomaaliland ayaa kasoo tegay deegaanadaas,isaga oo yimid magalada Muqdisho,balse markii uu dib ugu laabtay Soomaaliland la xiray wallow markii dambe uu fariisin ka dhigtay Magalada Muqdisho.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here