Home galmudug (Dhageyso) Madaxweyne Xaaf ” Muqdisho sanad matagin Cadaadona diyaarad ayaa ku maraa...

(Dhageyso) Madaxweyne Xaaf ” Muqdisho sanad matagin Cadaadona diyaarad ayaa ku maraa lakin isma dhiibayo

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa caawa ka hadlay xaflad uu u sameeyay dhalinyaro galmudug u dhalatay oo safaro ku bixiyay deegaano Galmudug kuwaasi oo soo bandhigay bilicda Galmudug.

Xaaf oo ugu horen hambalyo u jeediyay dhalinyarada ayaa kadib ka hadlay xaalada Galmudug dagaalka Galmudug ee dowlada iyo sida xaalada tahay hada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in muqdisho uusan tagin mudo sanad ah sidoo kale cadaado uu ku maro diyaarad lakin waxa uu sheegay in uu dagaalamayo ilaa uu ka guuleesto.

Madaxweyne xaaf ayaa dhanka kale ka hadlay wararka kale ee warbaahinta baahiyeen.

Mudug24 Dhuusomareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here