Home puntland Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ka war bixiyay Safarkiisa Shiinaha (Dhageyso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ka war bixiyay Safarkiisa Shiinaha (Dhageyso)

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo gebagebeeyey safarkiisii gobolka Mudug ayaa Maanta oo Axad ah safar shaqo  ugu ambabaxay dalka Shiinaha.

Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda safarkiisa ayaa ku dheraaday arrimaha muhiim ka ah ee uu daaran yahay socdaalka isaga iyo weftigiisa ee dalka Shiinaha, waxaana uu xusay in dalkaasi ay u tegidoonaan iskaashi ganacsi.

“Waxaan maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka China aniga iyo wefdi Wasiiro ka kooban oo ila-socda, safarkaasi waa safar ka kooban sidii wax wadaqabsi noo dhexmarilahaa gobol kamida gobolada China ee dhinacyada horumarinta ganacsiga iyo kala faa’iidaysiga khibradaha ee dhismayaasha wershedaha iyo xoojinta xidhiidhka ganacsi ee naga dhexeeya.”

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here