Home Wararka maanta Guriceel oo lagu qabtay Ninkii Soo dhaweeyay Ninkii Qaraxyada watay ee la...

Guriceel oo lagu qabtay Ninkii Soo dhaweeyay Ninkii Qaraxyada watay ee la qabtay (Sawiro)

0

Ciidanka Galmudug ee Degmada Guriceel ayaa soo qabtay ninkii labaad Waana Ninkii Labaad oo Wasaaradda Amniga Galmudug soo Bandhigtay Laguna Qabtay Guriceel.

Shaqsiga Labaad ayay Saraakiisha Galmudug sheegeen inuu Guriceel Ku soo dhaweeyay Ninkii Qaraxyada Ku xirnaayeen ee  La Qabtay kaasi oo doonayay in uu isqarxiyo

Degmooyinka Guruceel iyo Dhusmareeb waxaa ka Socda Hawlgallo iyo Baaritaan xaafadaha magaalada taasi oo lagu raadinayo xubno kale oo laga shakisan yahay.

Ciidanka Galmudug qeybtooda Dhuusomareeb iyo Guriceel ayaa wada dadaalo lagu xoojinayo sidii loo soo qaban lahaa xubno ka tirsan kooxda shabaab.

Mudug24 Guriceel.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here