Home galmudug Dowlada Somaliya oo wali ka hadlin Ninkii isqarxin rabay ee lagu qabtay...

Dowlada Somaliya oo wali ka hadlin Ninkii isqarxin rabay ee lagu qabtay Guriceel

0

Dowlada Somaliya ayaanan wali ka hadlin in maanta lagu qabtay Degmada Guriceel kaasi oo doonayay in uu isku qarxiyo goob ka socotay Xaflad.

ilaa hada lama oga sababta dowlada ugu hadlin ninkaasi oo doonayay in uu isqarxiyo kasi oo doonayay in uu dilo masuuliyiin ka tirsan Galmudug.

Dowlada Somaliya ayaa caadiyan ka hadasha Xaaladaha culus ee soo kordha sida dhacdooyinka maanta dhacay oo kale taasi oo guud ahaan dalka Somaliya laga hadal hayo.

Galmudug ayaa dhankeeda ka hadashey ninkaasi lasoo qabtay kadib markii nin ka tirsan Ciidanka Galmudug uu ninkaasi isku duubay isla markana dhinac ula dhacay.

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here