Home galmudug Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf ee Nairobi uu kaga jawaabay Hadalkii Farmaajo kasoo...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf ee Nairobi uu kaga jawaabay Hadalkii Farmaajo kasoo yeeray

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ka hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay weydiisteen inuu hub siiyo Galmudug, balse uu ugu jawaabay “Ma Caabudwaaq ayaa ku weerareysaan” hadalkan ayuu si gaar ah ugu durayay Madaxweynaha, maadaama uu ka soo jeedo degmasa Caabudwaaq.

Sidoo kale hadalka madaxwaynaha Galmudug uu ka sheegay Nairobi ayaa imaanaya iyadoo Madaxwayne Farmaajo uu  Cadeeyay in Xaaf uu Diiday Tallooyinkii loo jeediyey, islamarkaana uu ku sifeeyay Qof Xanuusan oo Hadana diiday Daawo loo Qoray.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here