Home galmudug Shanta Maamul Goboleedyada Dalka oo kasoo horjeestay Xeerka Canshuuraha ee Wasiir Beyle...

Shanta Maamul Goboleedyada Dalka oo kasoo horjeestay Xeerka Canshuuraha ee Wasiir Beyle (Akhriso)

0

Qoraal ay wadajir u soo saareen maamullada Puntland, Jubalanad, Galmudug, Hirshabeelle iyo K/Galbeed ayaa si weyn ugu gacan seyray Xeerka Canshuuraha Dalka oo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Beyle uu hor geeyay Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Wasaaradaha Maaliyadda ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ay dhacdo cusub ku noqotay in Wasiirka Maaliyadda uu xeerkii Canshuurta dalka hor geeyay Golaha baarlamaanka, isagoo aan cidna kala tashan, kuna xadgudbay hiigsiga nidaam fedreaalka oo dalka oo dhan ka dhaqan gala.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here