Home galmudug Akhriso Galmudug oo sheegtay in uu Fashilmay Shirka ka Socday Garoowe iyo...

Akhriso Galmudug oo sheegtay in uu Fashilmay Shirka ka Socday Garoowe iyo Sababta keentay (War-saxaafadeed)

0

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay fashilka ku yimid shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo kuwa Federaalka uga socanayay 5-10 bishan Magaalada Garoowe

Maamulka Galmudug ayaa Dowlada Federaalka ku eedeeyay in ay ixtiraami waayeen qodobadii loo baahnaa in looga hadlo shirka ayna ku xadgudbeen sharciga doorashooyinka oo ay meel mariyeen Golaha Wasiirada iyo sharciga Batroolka oo la horgeeyay Baarlamaanka ayada oona lagala tashan Dowlad Goboleedyada

Maamulka Galmudug ayaa intaas ku daray in Dowladu hor istaagtay in laga hadlo maqaamka Gobolka Banaadir iyo in ay wali faragalin joogta ah Dowladu ku heyso Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Jubaland

Hadaba War saxaafadeedkii kasoo baxay Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa u Qornaa sida hoos ku Xusan :-

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here