Home galmudug Galmudug Madaxa Xukuumada Shiikh Shaakir oo Xariga ka jaray Labo Wasaaradood +...

Galmudug Madaxa Xukuumada Shiikh Shaakir oo Xariga ka jaray Labo Wasaaradood + Sawiro

0

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiekh mohemad Shakir Ali Hassan ayaa Xariga jaray Dhismaha Cusub Xarumaha wasaaradaha Shaqada& shaqaalaha iyo Waliba Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlad Goboledka Galmudug.

Munaasabada Xarig jarka labada Wasaradood ayaa waxaa kasoo qeyb galay xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Galmudug kuwaasi oo ka hadlay xaflada xarig jarka maanta.

Magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa kasoconaya Barnaamijyo hormarineed waxaana Hormuud u ah Madaxweynaha Galmudug Xaaf iyo Shiekh mohemad Shakir Ali Hassan Madaxa Xukumadda Galmudug .

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here