Home Wararka Caalamka Sweden oo ku Dhawaaqday Xaalad Deg Deg Ah oo dhanka Korontada ah

Sweden oo ku Dhawaaqday Xaalad Deg Deg Ah oo dhanka Korontada ah

0

Raisal Wasaaraha Sweden oo dhinac taagan yihiin Qaar kamid ah Wasiiradiisa ayaa maanta ku dhawaaqay Xaala deg deg ah oo Sweden soo wajahday

Ulf Kristersson ayaa warbaahinta u sheegay in Heerka Korontada Sweden ay gabaabsi ku tahay Gobolada Koonfurta Dalka Sweden.

Sababta ugu weyn ee keentay ayuu ku sheegay in Labo kamid ah Nukliyeerka laga dhaliyo Korontada ay joojiyeen Shaqada.

Raisal wasaaraha ayaa Shacabka Sweden ugu baaqay inay ka qeyb qaataan Badbadada korontada iyagoo looga baahanyahya inay yareeyaan isticmaalka Korontadd.

Wasiirada Korontada ayaa dhankeeda sheegtay in lagu jiro halis koronto marka la eego Gobolada Koonfurta ee Dalka.

Tan iyo Dagaalka Ukraine ee Ruushka waxaa jirta Cabsi soo wajahday wadamada Yurub iyadoo ay sababta u tahay go’anka Ruushka

Ad
Previous articleDagaal culus oo ka dhacay Gedo kadib markii sarkaal gadooday uu weeraray ciidanka Jubaland iyo Saraakiil Sar sare oo Ku Dhintay
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Riyaad kula kulmay Madaxweyne Uu Maraykanku Necebyhay (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here