Home Wararka Maanta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka

0

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Bare, ayaa magacaabay guddi.

Guddigani ayaa u hawl galaya gurmadka masiibadii qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa wuxuu ka shaqeyn doonnaa hubinta iyo la socoshada qasaarihii ka dhashay qaraxyadii dhacay, iyo fidinta gurmad deg deg ah.

Guddiga ayaa waxaa kamid ah wasiiro, wasiir kuxigeenno, iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan dowladda Soomaaliya.

Ad
Previous articleGudoomiye Madaale oo shaaciyay tirada khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Soobe
Next articleTaliyaha Booliska Gobolka Banaadir Oo Digniin Adag Soo Saaray Kadib Qaraxyadii lagu Hoobtay ee Shalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here