Home galmudug Saxafi shalay ku dhaawacmay dagaalka xeraale oo xaaladiisu soo Hagaagayso

Saxafi shalay ku dhaawacmay dagaalka xeraale oo xaaladiisu soo Hagaagayso

0

Wariye C/raxmaan Sh Cabdikariin Cali oo loo yaqaano ‘BBC’ oo kamid ahaa wakiil wareedka Galmudugtv ayaa dhaawac ka soo gaaray dagaalkii ka dhacay shalay Degmada Xeraale ayaa Xaligaan lagu soo waramayaa in xaaladiisu ay soo hagaagayso.

Dhaawaca ayaa ka soo gaaray qayb kamid ah Madaxiisa, waxaana uu ka soo baxay KOOMADII ama miyir daboolkii uu ahaa shalay.

Qaybihii kale ee Bukaan jiifka ahaa ayaa sidoo saaka Xaaladooda Caafimaad ay soo roonaatay, ka dib markii ay dabiib ay heleen

Dagaalka xeraale waxaa ku dhintay dad ka badan 30 qof ka dib dagaal dhexmaray Dad walaala ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here