Home Wararka Maanta Isreal oo shuruud ku xirtay sii deynta biyihii iyo korontadii ay Qasa...

Isreal oo shuruud ku xirtay sii deynta biyihii iyo korontadii ay Qasa ka jartay

0

Wasiirka tamarata ee Isreal oo lagu magacaabo Katz Isreal ayaa sheegay in go’doonka Qasa aanu dhamaan doonin ilaa inta Xamaas ka sii deynayso dadka reer Israel ee afduubka ay u haystaan.

Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayuu ku sheegay “in aan koronto la dayn doonin, biyahana la furi doonin isla markaana aan loo ogolaan doonin booyadaha shidaalka in ay shidaal halkaa geeyaan, ilaa laga sii deynayo dadka u afduuban Xamaas,”.

Isreal ayaa joojisay Sabtidii adeegyadii mari jiray Marinka Qasa ee ay heli jireen dadka reer Falastiin.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Next articleMid ka mid ah Macalimiintii Jaamacada Umada oo ku Biiray Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here