Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Dalka oo Magacaabay xubna sar sare oo ka mid yahay...

Ra’isul Wasaaraha Dalka oo Magacaabay xubna sar sare oo ka mid yahay Agaasimhii BBC farxaan jimcaale

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay la taliyeyaal sarsare oo ka qeyb qaata dhiraandhirinta howlaha hortebinta leh ee dowladda.

Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre ayaana Farxaan Maxamed Jimcaale oo ahaa Agaasimhii BBC Somali TV oo loo Magacaabay Afhayeenka Xukuumadda ahna Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’isul Wasaare Rooble

Xubna sare oo ayaa ka muuqanaya liiskaan uu Magacaabay Ra’isul Wasaaraha Dalka Mudane Xamze Cabdi barre

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya ruqsad siiyay Bangiyada Caalamiga ah si Dalka ay Xaruma uga furtaan
Next articleMadaxweynaha Dalka oo u duulay Wadanka Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here