Home wararka Dalka Deg Deg Qarax Goor dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

Deg Deg Qarax Goor dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa Goor dhaw ka dhacay Wadada makka almukarama gaar ahaan Goob aan Ka fogeen Hotelka maka Almukarrama.

Goob Joogayaal ayaa Warbaahinta mudug24 u xaqeejiyay in Qaraxu uu Ka dhacay Inta udhaxeysa Dhismaha Hotellada kala ah Hilaac Uk, iyo Maka Almukarama.

 

Qaraxa markii uu dhacay ayaa la sheegay in Dadkii Laamiga ku sugnaa ay Arkeen Mar qura uuro iyo Holac Hawada Qabsaday.

 

La soco Faah faahinta

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here