Home galmudug Xiisad Ka taagan Qeybo ka Mid ah Gobalka Mudug

Xiisad Ka taagan Qeybo ka Mid ah Gobalka Mudug

0

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa ka soobaxaya Xiisad Colaadeed oo Ka Taagan Qeybo Ka Mid ah Gobalka Mudug.

Xiisadaan ayaa La soo sheegayaa in ay Salka ku Hayso Dil shalay Ka dhacay Deegaanka Galdogob ee Ka Tirsan Gobalka Mudug.

Dilkaas ayaa la soo werinayaa in ay Salka ku Hayso Aano La Xariirta Qabiil, in Kastoo Aana La Helin Xogta Rasmiga ah Ee Falkaasi.

Laakiin Warar Aan Helnay  ayaa sheegaya in Colaadaas ay Salka Ku Hayso Dil ay Geeysteen Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Puntland.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here