Home wararka Dalka Ra”isul wasaaraha itobiya oo Casha sharaf usameeyay hogaamiyaasha Africa ee wadankaas ku...

Ra”isul wasaaraha itobiya oo Casha sharaf usameeyay hogaamiyaasha Africa ee wadankaas ku sugan

0

Casho Sharaf loo sameeyay Madaxda ka qeyb galeysa Shirka Ururka Midowga Africa

Raisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiya Axmed ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Madaxda ka qeyb galeysa shirka Ururka Midowga Africa ee Axada Berri furmi doono.

Madaxweyana Somalia ayaa kamid ah madaxda Shirka qeyb galeysa, kuwaas oo ka qeyb galay Casha Sharafta uu Sameeyay Hogaamiyaha Wadanka Itobiya.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here