Home wararka Dalka Dhageyso xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo si Kulul uga Hadlay Wax u...

Dhageyso xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo si Kulul uga Hadlay Wax u qabsoomay Dowlada Farmaajo labadii Sano ee la soo Dhaafay

0
SHARE

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya waa xubin ka mid ah guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta Golaha Shacabka.

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed deegaan doorashdiisu waa Galmudug.

Xildhibaanku waxaa uu ka midyahay dadka naqdiya nidaamka maamul ee Madaxweyne Farmaajo isaga oo marti ku ahaa Madasha Gorfeynta RTN oo diiradda lagu saarayay waxa ka hirgalay ballamihii Madaxweyne Farmaajo doorashada ayaa si kooban uga hadlay waxa ragaadiyay hirgalin la’aanta ballamihii uu shacabka u qaaday.

Waxaa qeyb ka ahaa Dadkii Ka qeyb galay Shacab iyo Madax Kale

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here