Home galmudug Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug oo Maanta Ka Qeyb qaatay Barnamijka isxilqaan ee...

Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug oo Maanta Ka Qeyb qaatay Barnamijka isxilqaan ee ka socda Muqdisho

0
SHARE

Xildhibaano  ka tirsan Baarlamaanka maamul Galmudug iyo wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa  ay si wadajir ah uga qeyb qaateen ololaha isxilqaan ee ka socada xarunta Golaha Murtida iyo wacyigalinta ee Tiyaatarka Qaranka.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Tiyaarta Qaranka ayaa waxaa ay ku soo dhaweeyay xarunta tiyaatarka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here