Home galmudug Daawo Sawirada Beesha Maxamuud wuqujire oo Nabadoon Cusub ku Caleemo saartay Gaalkacyo.

Daawo Sawirada Beesha Maxamuud wuqujire oo Nabadoon Cusub ku Caleemo saartay Gaalkacyo.

0

magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhacay munaasibad lagu caleemo saaray nabadoon cusub oo ay yeelatay beesha Waqujire oo kamid ah beelaha daga Gobolka Mudug.

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug oo uu Ugu Horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abdirashid Hashi Artan Siyaasiyiin,Odayaal dhaqameed Iyo Qeybaha Bulshada Gaalkacyo Ayaa Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Caleema Saaray Nabaddoon Cusub.

inta xaflada caleemo saarka ay socotay waxaa meesha ka hadlay odey dhaqameedka beelaha Gobolka mudug kuwaasi oo nabadoonka cusub ugu duceeyay in ileey xilkaasi u fududeyo.

Dhanka kale Nabadoonka oo dhankiisa goobta ka hadlay ayaa maamulka iyo bulshada ka qeyb gashay Xaflada caleemo saarka ugu mahadceliyay taageerada ay u muujiyeen.

Mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here