Home wararka Dalka Dhageyso Shacab Gaaraya Kumanaan Ruux oo Muqdisho Uga Qeyb Galay Muxaadaro Diini...

Dhageyso Shacab Gaaraya Kumanaan Ruux oo Muqdisho Uga Qeyb Galay Muxaadaro Diini ah (Sawiro)

0

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Waxaa Lagu Qabtay muxaadaro Diini ah Waxaana Ka qeyb Galay Dad Aad ufara badan.

Muxaadarada waxaa Qabanayay shiikh Maxamed ibraahim Keyaawi, oo dhawaan Soo Gaaray Muqdisho.

Ciwaan ayaa Looga dhigay  muxaadarada Walaalkaa Cafi, oo Loola Jeedo in Dadka Soomaaliyeed kuwooda Kala Tabanaya ay isku Tanazulaan.

Garoonka Kubada Cagta ee Koonis ayaa Lagu qabtay Waxaana Ka Qeyb galay Kumanaan Ruux oo shacab ah oo Ka kala Yimid Degmooyonka Gobalka Banaadir.

Halkaan Ka Dhageyso.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here