Home wararka Dalka Dhageyso Dab Qasaara Hantiyeed Geestay oo Ka kacay Muqdisho (Sawiro)

Dhageyso Dab Qasaara Hantiyeed Geestay oo Ka kacay Muqdisho (Sawiro)

0
SHARE

Deb Qasaara Geystay ayaa Maanta ka kacay xaruma Ganacsi oo ku Yaala Inta udhaxaysa Zoobe, iyo Isgooska Banaadir ee Muqdisho.

Dabka ayaa saameeyay Gooba Ganacsi oo Ka soo Horjeeday Wasaarada Arima  dibada Soomaaliya.

Waxaana Debka oo Ka dhashay Koronto uu Aad u sameeyay Gooba ganacsi oo Ka mid ah Baqaar Lagu iibiyo Qalabka Dhismaha.

Gudoomiyaha Degmada Hodan C kariin C/raxmaan Ciise Dhegajuun  ayaa Faah Faahiyay Dabka Qaabka uu ukacay iyo Gurmadkii la sameeyay.

Halkaan Ka Dhageyso.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here