Home galmudug Madaxweynaha Galmudug oo wali ku sugan Dalka Kenya oo shirar ku leeyahay.

Madaxweynaha Galmudug oo wali ku sugan Dalka Kenya oo shirar ku leeyahay.

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku sugan Dalka kenya halkaasi uu dhawaan gaaray isagoo kulamo kula leh madax ka socota beesha caalamka uu kala hadlayo xaalada maamulka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa shalay ka badbaaday weerar ka dhacay Hotelka D2 ee Dalka kenya ku yaalla hase yeeshee mudug24 ayaana helin halka madaxweynaha ku sugnaa iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in uu ku socday hotelka.

Madaxweynaha ayaa dhanka kale ka kenya kulamo kula leh bulshada Galmudug isagoo kaga warbixinaya xaalada Galmudug halka ay mareyso iyo khilaafka Dowlada.

Xaaf ayaa cadaadis xoogan waxa uu ka heestaa Dowlada somaliya oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda Xaaf iyo sidoo kale madaxda maamulada dalka qaarkood

Mudug24 Kenya

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here