Home galmudug Daawo Ciidanka Galmudug oo Dhoolatus ku soo bandhigay Magaalada Dhuusomareeb.

Daawo Ciidanka Galmudug oo Dhoolatus ku soo bandhigay Magaalada Dhuusomareeb.

0

Ciidanka Galmudug ayaa magaalada Dhuusomareeb ku soo bandhigay dhoolotus xoogan kaasi oo salka ku hayo awooda ciidanka ee xiligan.

Xaruunta Ciidanka ee 21 aad ee Dhuusomareeb ayay ciidanka iskugutageen waxana halkaasi kula hadlay Madaxa xukuumada Galmudug Shiikh Shaakir iyo Wasiirka amniga Galmudu Sadaq Sh Yuusuf .

Daawo Muuqaalka ciidanka Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here