Home wararka Dalka Deg Deg Suuqa Bakaaraha agagaarka Carwo Liimoon ayaa Deb xoogan Ka Kacay

Deg Deg Suuqa Bakaaraha agagaarka Carwo Liimoon ayaa Deb xoogan Ka Kacay

0
SHARE

Wararka Ka imaanaya  Suuqa Bakaaraha ayaa Sheegaya in Deb Xoogan uu Ka Dhacay Meel Aan Ka Fogeen Halka Huudheyda Lagu Iibiyo.

Debka ayaa ah mid Xoogan Waxuuna Saameen Ku Yeeshay  Goobaha Ganacsiga Ee Suuqaas Ku Yaala.

Agagaarka Carwa Liimoon ayuu Debka Ka kacay Waxaana isa soo Teraya Debka iyo Qasaaraha Ka dhashay oo Wili Lagu Guda Jiro Demintiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here