Home wararka Dalka Dhageyso Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo Edeeyay Madaxweyne Farmaajo

Dhageyso Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo Edeeyay Madaxweyne Farmaajo

0

Xildhibaan Maxamed Cumar Caananuug oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaaladda guud ee dalka Gaar ahaan Ceyrintii Wakiilkii Qaramadda Midoobay Ee Soomaaliya

Xildhibaanka ayaa Sheegay in Mudada uu Xilka Hayay Madaxweyne Farmaajo uusan Qaban Shaqadii Looga Baahnaa.

Waxuu Xusay xildhibaanka in Dowladaan ay Ku Mashquushay Bur burinta Dowlad Gobaleedyada Dalka oo Markii Hore Waqti Lagu Bixiyay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here