Home galmudug Dhageyso Kulan Looga Hadlayay Tayeenta Ceelasha Biyaha ayaa Lagu Qabtay Magaalada Dhuusamareeb.

Dhageyso Kulan Looga Hadlayay Tayeenta Ceelasha Biyaha ayaa Lagu Qabtay Magaalada Dhuusamareeb.

0
SHARE

Wasaaradda biyaha iyo tamarta Galmudug ayaa tababar lagu xoojinayo tayada ceelasha biyaha ee Goboladda Galmudug ku qabtay Magaaladda Dhusamareeb ee Xarunta Galmudug.

Waxaa Tababarkaan ka qeyb Galay Wasiirka Wasaarada Tamarta Galmudug iyo Ku xigeenkiusa Waxaana Goob Joog ka ahaa Xubna Ka Tirsan Galmudug.

Waxaa Lagu Casuumay Dad Khubara ah oo Wax badan Ka soo Shaqeeyay Howlaha Ceelbiyoodyada Dalka, iyagoona Hadallo Ka Jeediyay.

Muhiimada ayaana Lagu sheegay in Dadka Laga Wacye Geliyo Sidii Bulshada Galmudug ay U heli lahaayeen Biyaha Badiif ah.

Axmed Shire Faragle oo ah Wasiirka Tamarta Galmudug iyo xubna kale ayaa Hadal Ka Jeediyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here