Home Wararka Maanta Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha ayaa ku sugan Garoonka Aadan Cadde

Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha ayaa ku sugan Garoonka Aadan Cadde

0

Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo Ra’isul Wasaare Xamze cabdi Barre ayaa ku sugan Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho waxayna ka qeyb-galayaan salaada Janaasada meydka alle ha unaxariistee Maamo Xasno Cabdulle Isaaq oo ah Hooyada dhashay Madaxwaynihii Hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed oo hadda Muqdisho laga soo dajiyay

Maydka Ayaa Goor dhaw Laga keenay Dibada waxaana Lagu aasayaa Muqdisho sida ay sheegeen masuuliyiin u dhaw Madaxweyne Sheikh shariif

Ad
Previous articleMaxaad ka taqaanaa qareenka Soomaaliga ah ee wacdarada ka dhigay maxkamadda ugu sarreyso Kenya?
Next articleSoomaaliya oo 70 sana ka dib la siiyay raali galin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here