Home Wararka Maanta Madaxweyne Ordugan iyo Xaaskiisa oo Crona Haleelay iyo Farmaajo oo Ka hadlay

Madaxweyne Ordugan iyo Xaaskiisa oo Crona Haleelay iyo Farmaajo oo Ka hadlay

0

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa laga helay xanuunka dunida asiibay ee COVID-19

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Erdogan ku sheegay in laga helay cudurka Coronavirus.

Wuxuu intaa ku daray in xaaskiisa Emine ErdoÄŸan iyana laga helay cudurka Covid-19, isagoo tilmaamay in xaaladooda ay aad u degan tahay.

Erdogan ayaa ku sheegay qoraalkiisa inuu gurigiisa isku karantiilay uuna halkaas ka sii wadi doono shaqadiisa iyo waajibaadka saaran.

Madaxweyne ayq Sheegay inay Dadka Soomaaliyeed ka Walwalsanyihiin Xanuunkq Haleelay madaxweynaha Dadlka Turkiga una Rajeeyey Caafmaad .

 

Ad
Previous articleDuqa Degmada Gaalkacyo oo Kormeeray Goobaha Waxbarashada ee Gaalkacyo(Sawirada)
Next articleDowlada Marooco oo ku Dhawaaqday in Rayaan Geeriyooday kadib 5 Cishe oo Ceel Ku Dhexnoolaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here