Home puntland Dhageyso Puntland” Mid ka mid ah Guddigii Khilaafaadka ee dhawaan La magacaabay...

Dhageyso Puntland” Mid ka mid ah Guddigii Khilaafaadka ee dhawaan La magacaabay oo is casilay

0
SHARE
Axmed Aadan Carab oo kamid ahaa Guddiga Khilaafka Baarlamaanka Puntland ee uu magacaabay Dhawaan Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Camey ayaa xubinnimadii gudigaasi iska casiley.
 
Axmed ayaa ugu baaqay saaxiibadiisa kale inay xilalkan loo magacaabay ay iska casilan Maadaama uu ka aamisan yahay warqada lagu magacaabay Guddigaan aysan aheen mid soconaysa.
Laakin ay sax tahay Warqada Madaxweynaha Puntland c/weli gaas uu guddiga saxda ah ku magacaabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here