Home wararka Dalka Weriye ismaaciil shiikh Khaliifa oo Muqdisho lagu Dhaawacay Ka dib Qarax gaari...

Weriye ismaaciil shiikh Khaliifa oo Muqdisho lagu Dhaawacay Ka dib Qarax gaari lagu Xiray (Sawiro)

0
SHARE

Wariye Ismaacii shiikh Khaliif oo ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed, ayaa goordhow la ii sheegay inuu ku dhawaacmay qarax loogu xiray gaarigiisa.

Ismaaciil ayaa Soo Noqday Agaasimaha Idaacada STARFM ee Muqdisho.

Sidoo kale Ismail Sheikh Khalifa Waxuu Ka mid ahaa Madaxda Urur Udooda Xuquuqda Saxafiyiinta Soomaaliyeed

Ma jirto Cid Sheegatay Masuuliyada qaraxa loogu Xiray, Waxaana Lagu Dabiibayaa Isbitaal Digfeer Xaaladiisa Caafimaad.

Alle Caafimaad Deg Deg ah Ha siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here