Home wararka Dalka Deg Deg Qaraxyo xoogan oo Goor dhaw Ka dhacay Muqdisho.

Deg Deg Qaraxyo xoogan oo Goor dhaw Ka dhacay Muqdisho.

0
SHARE

Qaraxyo iyo is rasaaseyn ayaa iminka ka socda agagaarka isgoyska Lambar Afar ee magaalada Muqdisho.

Xogta qaraxyada ayaa Lagu sheegay inaysan Kala cadeen, oo loo Maleenayo Agagaarka Hotelka Saxafi iyo Xarunta CID ee muqdisho

Waxaa marqura la maqlay Qaraxyada xoogan ee Ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho, Waxaana Loo Maleenayaa in ay Tahay Mid Kood CID Ama Hotelka Saxafi ee Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here