Home wararka Dalka War Deg Deg ah Madaxweynaha Konfur galbeed oo iska Casilay Xilkii Goor...

War Deg Deg ah Madaxweynaha Konfur galbeed oo iska Casilay Xilkii Goor dhaweed

0
SHARE

Shariif Xasan Oo Iska Casilay Xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Musharaxnimada.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka koofur galbeed ayaa sheegaya in Shariif Xasan Sheikh Aadan uu iska casilay xilkii madaxweynaha maamulkaasi.

Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay in uu ka tanaasulay musharaxnimadiisii xilka madaxweynaha ee maamulkaasi.
Iscasilaada madaxweynaha ayaa ka dambeysay kadib cadaadis xoogan oo kaga imaanaya dhinacyo kala duwan oo maalmahaan heystay.

Gudoomiyaha Baarlamaanka koofur galbeed ayaa laga dhigay in uu sii ahaado ku simaha madaxweynaha maamulka koofur galbeed inta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha maamulkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here