Home galmudug Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo booqday Garoonka Kubada ee Cabdulahi Ciise. Sawiro.

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo booqday Garoonka Kubada ee Cabdulahi Ciise. Sawiro.

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaafa ayaa maanta booqday Xaruumo dhoor ah oo Gaalkacyo ku yaalla.

Meellaha uu booqday waxaa kamid ah Garoonka Kubada Cagta ee Cabdullahi Ciise kaasi oo yaalla Banaanka Magaalada.

Madaxweynaha ayaa indho indheeyay qeebaha uu ka koobanyahay Garoonka oo hada u baahan dhismo iyo dayactir.

Madaxweyne Xaaf ayaa balanqaaday in Maamulka Galmudug uu ka qeyb qaadanayo dhismaha garoonka.

Mudug24 Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here