Home wararka Dalka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Toogatay nin Lagu Eedeeyay Qaraxii Zoobe.

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Toogatay nin Lagu Eedeeyay Qaraxii Zoobe.

0
SHARE

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Goor dhaw Xakun dil Toogasha ah Ku Fulisay Nin Lagu Eedeeyay Masuuliyada qaraxii Zoobe.

Xasan Aadan isaaq ayaa maxkamadda ciidamada qalabka sida saakay ku toogatay magaalada Muqdisho, gaar ahaan School Bulasii Halka Loo yaqaano, maxkamadda ayaanna horay ugu eedeysay inuu ka tiraanaa  Al-shabaab.

Xasan ayaana waday gaari NOAHA ahaa oo lagu qabtay ceel-qalow, Madiina daqiiqado kadib markii u dhacay qaraxii soobe wuxuunna xirnaa muddo sanad ah.

Maanta ayaana la Toogtay, Waxaana La Ogeen sababta Xasan Loo Toogtay Kaligiis, Maadaama Horay Maxkamadu ay Xukun Ku Riday 4 ruux oo Qaraxaas Lagu eedeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here