Home wararka Dalka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Cambaareeyay Qaraxyadii Ka dhacay baydhabo

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Cambaareeyay Qaraxyadii Ka dhacay baydhabo

0
SHARE

Guddoomiyaha Golaha shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa cambaareeyay Qaraxyadii galabta ka dhacay magaalada Baydhabo,isagoona tacsi u diray Ehalada dadkii waxyeelada soo gaartay.

Dhanka kale,Guddoomiyaha Arrimaha horumarinta Bulshada,Dhaqanka iyo Warfaafinta ee Aqalka sare Senator Axmed Macallim Cumar “Axmed Nadiir” ayaa cambaareeyay Qaraxyadii galabta ka dhacay magaalada Baydhabo,kuwaasi oo ay waxyeelo ka soo gaartay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Wuxuuna tacsi u diray Ehalada dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxyadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here