Home galmudug Sawiro Gudoomiyaha Gudiga Gob Prof Shirwac oo soo gaaray Magaalada Gaalkacy.

Sawiro Gudoomiyaha Gudiga Gob Prof Shirwac oo soo gaaray Magaalada Gaalkacy.

0
SHARE

Gudoomiyaha Gudiga GOB Ahna Gudoomiyaha Jaamacada Gaalkacyo Universtay Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magalada Gaalkacyo.

Prof ayaa Garoonka Waxaa ku soo dhaweyay Maamulka ,macalimiinta iyo ardayada jamaacada Gaalkacyo universtay .

Maalinta berito ah ayaa waxaaa ay ku beegan tahay sanad guurad jaamacada gaalkacyo University iyo qalin jabinta ardayada sanadkaan dhameysay jaaamacada .

wafdiga ayaa maalmihii u danbeeyay Safaro ku bixinayay Qaarada Yurub Halkaasi oo kula kulmeen Bulshada Galmudug qeebaheeda kala duwan.

mudug24 Gaalkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here