Home galmudug Daawo Muuqaalka Madaxweynaha Galmudug oo Ka Hadlay booqashada C/kariin Qalbi dhagax.

Daawo Muuqaalka Madaxweynaha Galmudug oo Ka Hadlay booqashada C/kariin Qalbi dhagax.

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug ku qabilsay Cabdi Kariin shiikh Muuse Qalbi dhagax.

Kulanka ayaa ka dhacaya caasimada Galmudug, Waxaana Madaxweyne Xaaf uu Ku soo dhaweeyay Galmudug, Qalbi dhagax.

“Dhanka Kale C/kariin Qalbi dhagax ayaa Hada Booqasho ku Joogay Galmudug Waxuuna La Kulmi doonaa Bulshada Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here