Home Wararka maanta Taliyaal Dhowr ah oo Mudda Hayay Xilka Degmooyinka Gobalka Banaadir oo Xilalkii...

Taliyaal Dhowr ah oo Mudda Hayay Xilka Degmooyinka Gobalka Banaadir oo Xilalkii Laga qaaday (Akhriso)

0

Warar Hoose Oo Mudug24 ay Heshay ayaa Sheegaya in Xilalkii Laga Qaaday ilaa dhowr Taliye oo Ka Tirsanaa Boliiska Soomaaliya.

Taliyaasha saldhigyada boliiska degmooyinka  ee Xilka Laga Qaaday ayaa Kala ah.1 kaxda
2 Waaberi
3 Wardhiigley
4 Xamar jajab
5. Hilwaa
6 Shibis
7 Dharkeenley
Todobaadaan Taliye Ayaa xilalkii laga qaaday sida warar hoose ii xaqiijiyeen, Laman Sheegin Sababta Xilka Looga Qaaday.

La soco Faah Faahinta

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here