Home wararka Dalka Meydka Haweenay is dal dashay oo Laga Helay Gobalka Mudug, iyo Faah...

Meydka Haweenay is dal dashay oo Laga Helay Gobalka Mudug, iyo Faah faahino Laga Helayo

0
SHARE

Wararka laga helayo  deegaanka Taaroge ee ka tirsan Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Haweenay isku dal dashay Meydkeeda  lagu arkay  gobalkaasi.

Da’da Haweenayda is daldashay ayaa waxaa lagu qiyaasay 30 ilaa iyo 35 sano jir, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Dad deegaanka ayaa  Sheegay  in ay arkeen Haweyneyda  oo geed ku yaalla halkaasi iska soo laad laadisay,isla markaana is daldashay.

Ciidamada Amaanka galmudug ayaa Gaaray goobta, Iyagoona halkaasi ka soo qaaday meydka Gabadha Is dal dashay.

Ilaa iyo hada lama oga Sababta ka dambeysay in ay haweenaydan is daldasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here