Home puntland Dhageyso Maamulka Puntland oo xiriirka toos ugu jartay Dowlada Federaalka Somaliya Sababtana...

Dhageyso Maamulka Puntland oo xiriirka toos ugu jartay Dowlada Federaalka Somaliya Sababtana cadeysay..

0
SHARE

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa uga warbixiyey Golaha xukuumada Dowladda Puntland safarkii Kismaayo ee shirkii wadatashiga Dowladdaha xubinta ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya,

waxuuna madaxweynahu sheegay inuu ahaa shir macnaweyn u leh ummada soomaaliyeed loogana wada hadlay masaalixda qaranka iyo geedi socodka danaha dalka iyo dadka gaar ahaan arrimaha federaaliisimka.

Ugu danbeyn golaha xukuumada oo ku dheeraaday geedi socodka siyaasada dalka ayaa si buuxda u taageeray dhammaan go’aamadii kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowladdaha Xubinta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee kismaanyo lagu gaaray

Halkan Hoose ka dhageyso Codka xiriir jarista.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here