Home wararka Dalka Dhagayso Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Waxaan Soo Caden doonaa Cid kasta oo...

Dhagayso Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Waxaan Soo Caden doonaa Cid kasta oo Dastuurka Ka shaqeynaysa.

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabi doonaan la-xisaabtanka Hay’adaha ka Shaqeeya dib u eegista Dastuurka dalka si loo kala cadeeyo Shaqadooda.

Waxa uu sheegay in qorsuhu yahay in ay soo diyaariyaan liiska Hay’adaha ka Shaqeeya dib u eegista dastuurka ha ahaadaan kuwo Caalami ah iyo kuwa Gudaha dalka ka Shaqeeya iyo waxyaabaha ay qabtaan.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray inay ku dadaali doonaan in la soo dhameystiro xubnaha ka maqan Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka oo laga sugayo Dowlad Goboleedyada.

Halkaan Ka Dhagayso.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here